Somalia Latest News
- Older News
- Erdogan oo ka carrooday go’aan ay gaartay maxkamadda Yurub
.voasomali (Friday, 25 December) - Madaxweynaha Turkey ayaa ku eedeeyeey Maxakamadda Yurub ee Xuquuqada Aadanaha “inay difaacday argagixiso” kadib markii ay xukmisay in Turkey ay si deg deg ah xabsiga uga sii dayso siyaasyi Kurdish...
- Dekedda Kismaayo oo muddo kadib bilowday dhoofinta xoolaha
.voasomali (Friday, 25 December) - Dekedda magaalada Kismaayo oo kaalin weyna ku leh dhaqdhaqaaqa ganacsiyada ee qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday dhoofka xoolaha, sisinta iyo liin dhanaanta....
- Ayax baabi'iyay dalagyadii beeraha oo ku habsaday Xudur
.voasomali (Friday, 25 December) - Dalagyadii ku yaallay beeraha magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa waxaa baabi'iyay hirar Ayax ah oo ku habsaday, taas oo beeraleyda ku abuurtay walaac xooggan....
- Residents of Kenya-Somalia Border Area Fear Conflict Amid Diplomatic Tensions
Somalia (Thursday, 24 December) - NAIROBI - There is growing concern the tensions between Kenya and Somalia may erupt into fighting, due to a military buildup along the two countries’ borders. The Somali federal government...
- next >